News

Xukuumadda Puntland oo caddaysay mowqifkeeda Shirkii uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dalbatay in la fuliyo shuruud adag, oo ay ku xirtay ka qeyb-galka Shirka, taasi oo ah in Villa Somalia ...
Hay’adda nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntland ee PISA ayaa Khamiistii saacado ku xannibtay garoonka diyaaradaha Garoowe agaasimaha waaxda Qiimeynta wasaaradda Qorshaynta Soomaaliya, Maxamuud Siciid ...
In 2022, when President Said Abdullahi Deni of Puntland contested the presidency of Somalia, about 30 per cent… Sii akhri ...
Ciidamada difaaca Puntland oo hawlgal ka sameeyay togga Baallade ayaa firxadkii mileeshiyaadka Daacish ka furtay hubka noocyadiisa kala duwan, Rasaas, daroonis qarxa iyo agabyo ciidan. Warbixin uu soo ...
Cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa saaka laamiga dheer ka xirtay inta u dhexaysa degaannada Karin iyo Laag ee gobolka Bari. Ciidamadan oo fadhigoodu ...
The Information Minister of Puntland State, Mohamud Aidid, yesterday claimed that Sool, Sanaag, Cayn, and… Sii akhri ...
Dr Guled Salah Barre, a vocal critic of the President of Puntland, formerly served as Chairman of the Puntland Electoral ...
Laascaanood ( Faallo) — Cabdirisaaq Ibraahim (oo loo yaqaanno Cataash) ayaa toddobaadkan bixiyay waraysi uu ku difaacay ...
Puntland Youth Association Network (PYAN) facilitated a two-day validation workshop on a policy paper concerning… Sii akhri ...
Firxadkii Mileeshiyaadkii Daacish oo ku kala lumay hawlgalkii u danbeeyay ee Miraale ayaa bilaabay in ay si habqan ah isu soo dhiibaan, sida laga soo xigtay dowladda Puntland. Afar xubnood oo ka ...